Home WARARKA DHAGEYSO:Gaadiid Al-Shabaab Sahay u siday oo lagu qabtay Ma..

DHAGEYSO:Gaadiid Al-Shabaab Sahay u siday oo lagu qabtay Ma..

0
SHARE

Dowlada Kenya Ayaa waxaa ay shegtay in Ciidankeeda ay qabtee gawaari sahay gargaar u siday Al-Shabaab.

Halkan Riix Si’Aad U Dhageysato Codka

Gaadiidkan oo ay leedahay Hay’ada Cunada Aduunka Ee WFP oo gaaraya ilaa 3 waxaa looma leynayaa in Shabaab ay usocdeen.

Kenya Waxaa ay sheegtay in dhowr jeer ay Al-Shabaab gacanta ku dhigtay Baabur ay leedahay Dowlada Kenya.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE