Home WARARKA DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Fariin Yaableh uga nixiyay Dadka Mucaaradka ku ah...

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Fariin Yaableh uga nixiyay Dadka Mucaaradka ku ah dowladiisa (Yaa Kamid ah)

0
SHARE

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dadka mucaarada dowladiisa iney fursad siiyaan oo ay iska daayaan dacaayada ka dhanka ah dowladda.

Dad badan ayaa mucaaradsan dowladda kuwaas oo si weyn looga dareemo baraha bulshadda, laakiin madaxweyne Farmaajo ayaa ubaahan in danta gaar ahaaneed la iska dhaafo oo qof walba uu ka shaqeeyo sidii dalkan mudada dhibka ku jiray sidii loo samatabixin lahaa laga wada shaqeeyo.

“qofku wax waa mucaaradi karaa, laakiin dowlada waxaa ay ubaahan tahay fursa” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Hoos Ka Daawo Hadalka Madaxweynaha.

“Hadii ay dantaadu tahay inaad mucaarad ku noqoneyso hinaaso, ama kursi ama inaad dhaqaalo raadineyso, dalkaan uma baahna waxaa uu ubaahan yahay in soo celintii karaamadiisa laga wada shaqeyo” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE