Home BULSHADA DAAWO Muuqaal uu duubay mid ka mid ah Rakaabkii Diyaaradda Daallo

DAAWO Muuqaal uu duubay mid ka mid ah Rakaabkii Diyaaradda Daallo

0
SHARE

Shilkii maanta dab ka kacay diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo, xilli ay hawada ku jirtay markii ay ka duushay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana warar kala duwan kasoo baxayaan sababta shilka oo la filayo inuu qarax gudaha ka dhacay yahay.

Waxaa diyaarada dib ugu soo laabatay garoonka, waxaana degmada Balcad laga helay meyd diyaaradda ka dhacay oo jirkiisu gubtay, haddaba waxaa video laga duubay xaaladii ay diyaaradda ku jiray qaraxa kadib oo uu qaaday mid ka mid rakaabkii diyaaradda.

RIIX HALKAN: DAAWO VIDEO-GA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE