Home WARARKA DAAWO: Warar Cusub oo kasoo Kordhay Howlgalkii Xasilinta Muqdisho & DFS oo...

DAAWO: Warar Cusub oo kasoo Kordhay Howlgalkii Xasilinta Muqdisho & DFS oo Qorshe Cusub la timid

0
SHARE

Magaaladda Muqdisho Waxaa wali ka socda howlgalka xasilinta iyo hub ka dhigista oo ay sameynayaan ciidamo gaar ah oo ay dowladu ugu talagashay.

Waxaa gabi ahaanba gudaha magaaladda Muqdisho laga waayay hubkii waa weynaa ee ay wadan jireen ciidamada gaar ahaan militeriga Soomaaliya, halka sidoo kale ay bilaabaneyso dhawaan dhaqan gelida amaradii wasaarada amniga ee ahaa in madaxda dowladda ay yareeyaan ilaaladooda.

Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa habeeno badan ku jarmaaday qeybo kamid ah xaafadah magaaladda Muqdisho si uu umuujiyo in magaaladu amaan tahay sidoo kalana udhiirageliyo ciidamada.

HOOS KA DAAWO HALKA UU MARAYO HOWLGALKA XASILINTA MUQDISHO

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa horey ubalan qaaday in Muqdisho ay ka dhigi doonaan meelaha ugu amaanka badan Afrika.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE