Home WARARKA DAAWO: Wasiirka Socdaalka Canada oo Balanqaad & Fariin Lama filaan ah udiray...

DAAWO: Wasiirka Socdaalka Canada oo Balanqaad & Fariin Lama filaan ah udiray Dalka & dadka Soomaaliya

0
SHARE

Wasiirka Wasaarada Socdaalka dalka Canada ahna muwaadin Soomaaliyeed Axmed Xuseen ayaa wareysi uu bixiyay waxaa uu kaga hadlay arimo xasaasi ah.

Axmed Xuseen ayaa sheegay inuu garab taagan yahay umadda Soomaaliyeed ee dalka Canada ku nool iyo kuwa gudaha Soomaaliya ku nool.

Sidoo kale Wasiirka Socdaalka ayaa sheegay iney garab taagan yihiin Soomaalida Mareykanka hadii dalkaas ay kasoo baxayaan.

Arimaha kale ee uu ka hadlay waxaa kamid ah xariirka kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya.

Hoos ka daawo Muuqaalka

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE